Home > Somalia before 1991(Somalia ka hor 1991) > Kacaankii 21 ka Oktoobar:Sanad Guuradii 41aad

Kacaankii 21 ka Oktoobar:Sanad Guuradii 41aad

Thursday, October 21, 2010

Laaska News (Laascaanood) October 21,2010.

Maanta Waa sanad guuradii 41aad ee ka soo wareegtay markii Xoogga dalka Soomaaliyeed ay xukunka dalka la wareegeen ee uu hogaaminayay Gen.Maxamed Siyaad Barre(AUN).

Bal hadaba Yaan Lagaaga sheekayn ee bal siday Soomaaliya ahayd  xilligaa iyo umaddii Soomaaliyeed waxay hadda ku sugan tahay bal in yar isku eeg.

Halkan ka daawo kana dhagayso:

21 Oktober 1988 Muqdisho

Dhoolatus

About these ads
Tags: , ,