Liiska Maxaabiista lagu qabtay Dagaalkii Hagoogane;Magacyadooda iyo Beelahooda – All Axmed Garaad(Buuhoodle)
Feberuary 1,2011 Laaska News.
Liiska Maxaabiista lagu qabtay Dagaalkii Hagoogane;Magacyadooda iyo Beelahooda – All Axmed Garaad(Buuhoodle) .
Sida lagu soo qoray qaar kamid ah mareegaha ka soo jeeda Burco sida Togdheer News iyo Saraar News,waxaa muuqata in raggii 18 ka ahaa ee ciidanka Somaliland ay maxaabiis ahaan uga qabteen ciidan Beeleedkii reer Buuhoodle dagaalkii Hagoogane ee xiisadii Kalshaale,kadibna maxaabiistaa lageeyay Burco inay dhammaantood ka soo jeedaan Reer Buuhoodle.
Waxayna kala yihiin Magacyadooda,Da’dooda,Ardaayada ay ka soo jeedaan waa sida soo socota:
1.Cumar Cadare 19 Jir. Cali Geri Axmed Garaad.
2.Farxaan Axmed Ismaaciil 37. Cali Geri Axmed Garaad.
3.Jaamac Cabdi Ibraahim 30. Cali Geri Axmed Garaad.
4.Cawil Ibrahim Axmed 21. Cali Geri Axmed Garaad.
5.C/hi Xasan Max’ed 27. Cali Geri Axmed Garaad.
6.C/Rashiid Max’ed Dhadhable 40. Cali Geri Axmed Garaad.
7.Max’ed Warsame Mire 52. Cali Geri Axmed Garaad.
8.Max’ed Cabdi Muse 24. Cali Geri Axmed Garaad.
9.Max’ed Xasan Cabdi 67. Wacays Adan Axmed Garaad.
10.C/qaadir Barkhadle Xirsi 19. Hagar Adan Axmed Garaad.
11.Max’ed C/risaaq Mahdi 22. Hagar
12.Cumar Max’ed Xasan 25. Hagar
13.Faarax Cali Ismaaciil 26. Hagar
14.Max’ed Axmed Cali 24. Hagar
15.Saleemaan Cali Cawil 35. Hagar
16.Xuseen C/hi Max’ed 35. Warfaa Axmed
17.C/eashid C/hi Max’ed 30. Warfaa Axmed
18.Jaamac Faarax Max’ed 22. Cigaal Nalaye Axmed
Waxaa la socday Liiskan Magaca Hooyada,waanse ka reebay.
FG: inay xogta shakhsiyadeed ee Maxbuusku ay banaanka ubaxdo ama warbaahintu hesho qaanuuniyan iyo akhlaaqiyan waa su’aal is weydiin mudan.
Waxaannu ugu baaqaynaa Somaliland in maxaabiistaa loola dhaqmo si abuuraysa jawi nabadeed iyo daris wanaag deegaanka Hawdka ah ee Buuhoodle iyo Bariga Burco.
Laaska News.