Home > ALL DARWIISH NEWS, Somaliland, TFG Somalia, WARARKA > Horufadhi:Tacshiiran nin ku dhintay midkalena ku dhaawacmay oo ka dhacday degmada Horufadhi

Horufadhi:Tacshiiran nin ku dhintay midkalena ku dhaawacmay oo ka dhacday degmada Horufadhi

Wednesday, February 2, 2011

Feberuary 02,2011 Laaska News

(Horufadhi, Feb. 01,  2011 Ceegaag Online)
Wararka Naga soo gaadhay Degmada Hurufadhi oo katirsan Gobolka Cayn ayaa ku soo Waramaya in tacshiirad sababaytay Dhimasho iyo Dhaawac galabta ay ka dhacday Gudaha Magaaladaasi Hurufadhi, tacshiiradaasi ayaana Waxa Ku dhintay Hal Ruuxi Waxaana  kaloo dhaawac Culusi ka soo gaadhay Mid kale.

Dadkani Dhintay iyo Kuwa Dhaawacmay ayaa ka soo Jeeda Dhinaca Beelaha Bariga Burco oo sida la og yahah dagaal kala dhexeeyo beesha Deegaanka Buuhoodle oo iyagu ku Muransan Baliga Kalshaale oo dagaal labada Beelood ku Dhexmaray sababay Dhimasho iyo Dhaawac, halka uu Labo Maalin ka horna uu dagaal dhexmaray Ciidamo Beeleedyada Buuhoodle iyo Ciidamada Maamulka Somaliland.

Wararkii ugu danbeeyey ee hada Naga soo gaadhay Magaalada Hurufadhi ayaana ku soo Waramaya in Xaalada Degmadaasi ay degan tahay tacshiiradaasi kadib, gabi ahaanba Mandaqada Gobolka Cayn ayaana haatan ka ka dhacaysa Dabaysha Colaada Mana jiraan Wax Waan Waan ah oo ka soconaya Guud ahaanba Deegaanka.

Source:ceegaag

Related Story:

Liiska Maxaabiista lagu qabtay Dagaalkii Hagoogane;Magacyadooda iyo Beelahooda – All Axmed Garaad(Buuhoodle)

Waxgaradka Buuhoodle oo ka Hadlay Dagaalkii ka dhacay Hagoogane kuna eedeeyey Masuuliyada Dagaalkaasi Madaxwayne Siilaanyo

Lasanod: Mudaharaadka Laascaanood ka dhacay waa Somalilanday Buuhoodle ka joog maxaabiistii Hagoogane soo celi,Ciidanka Somalilandna ………………..

Buuhoodle:Mudaharaad lagaga soo horjeedo Maxaabiis lagu qabtay dagaalkii Hagoogane ee shalay oo loo gudbiyay Burco iyo Doorka ay ka qaateen Ciidanka Somaliland Dagaalkii shalay

Colaadii baliga Kalshaale oo soo cusboonaatay -Wariyaha Mandaqada oo faah faahiyay

 

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com

About these ads