Home
> Muqdisho, PUNTLAND, SOMALI NEWS, SOMALIA, Somalia before 1991(Somalia ka hor 1991), Somaliland, WARARKA, WORLD > Dacwada Ali Samater waa meel ka dhac xuquuqda Bani Aadamka oo laga galo Qabiil gaar ah -Mise waa aqoonsi?
Dacwada Ali Samater waa meel ka dhac xuquuqda Bani Aadamka oo laga galo Qabiil gaar ah -Mise waa aqoonsi?
Thursday, February 17, 2011
Laaska News Feberuary 17,2011
Waxaa la yaab ah dacwada ku kooban Mohamed Ali Samater,sababtoo ah haddii dawladdii kacaanka madaxdeedii la dacweynayo maxaa madaxdii kale ee kasoo jeeday qabiilada kale loo dacweyn waayay ileen qabiil walba wey ku jiraane,mise iyaga qabiiladooda ayaa looga baqay.
Arrintani miyaanay ahayn meel kudhac lagu sameynayo qabiil gaar ah meel ku dhacna ku ah xuquuqda bani aadamka iyo waliba beelaha aad is leedihiin waad ka tira badan tihiin.
Mise sida Buuhoodle ayaa aqoonsigii Somaliland galay!!!!
Qof walaw ogow wuxuu geysto Ilaahay baa ka jaraya.
Bal dacwada Maraykan ka socata bal halkan ka eeg
Judge denies immunity to former Somali leader
Laaska News.