Home
> WARARKA, TFG Somalia > Somalia:Telefishinka Qaranka Soomaaliya Oo Si tijaaba Ah Hawada U soo Galay
Somalia:Telefishinka Qaranka Soomaaliya Oo Si tijaaba Ah Hawada U soo Galay
Monday, March 14, 2011
Laaska News March 14, 2011.

.
Telefishinka qaranka Soomaaliya ayaa hawada Soo galay isaga oo tijaaba ah.
.
Telefishinka ayaa waxa uu hawada soo galay 06:00 PM maanta (Isniin) xilliga magaalada Muqdisho, waxaana si toos ah looga daawan karaa Satalite-ka Thaicom Frequency: 3551 MHZ Polaris: H SR 1333 ,Fec 3/4.
.
TV-ga qaranka ayaa hawada ku jiri doona 24-ka saac.
.
Heesta Tvga Qaranka Soomaaliyeed.
.
.
Source:SomaliInfoMinistry
.
Laaska News.