Somalia:Sawirrada taallooyinkii ugu caansanaa Muqdisho – Radio Muqdisho
April 27, 2011
Laaska News April 27,2011.
Radio Muqdisho, wuxuu soo bandhigay Muuqaallada Taallooyinkii ugu caansanaa magaalada Muqdisho.

Taallada SYL

Taallada Axmed Gureey

Taaladda Sayidka

Albaabka hore ee Xarunta Fanaaniinta Waaberi (Ex-Fiyoore).

Taalladii Xaawo Taako Muqdisho

Xaruntii Hore ee Baarlamaanka

Taallada Daljirka Daahsoon

Taaladda Dhagaxtuur

Taalladii SYL
Sawir Qaade: Abdirahim Adde.
RM.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com
alla ha ugargaaro soomaalida meelkastooy joogaan anaguna illaahay waxaa ubaryaynaa inay taariikhdeediisoo noqoto iyo dadkeedii waxgaradkaa lahaa ee ismaamulayay