Libya:Ciidamada Qadaafi oo gaarey Misraata
Wednesday, May 4, 2011
Laaska News May 4,2011

Ciidamada Qadaafi waxay ugu dambeyntii gacanta ku dhigeen dekadda Misraata,falaagaduna waa go’doon,sarkaal Wasaaradda Arrimaha Dibadda Libya ayaa sheegay sidaa.Waxa kale oo uu soo dhaweeyay go’aanka falaagada ee ah si ay isu dhiibaan kuna badalanayaan cafis.
Si kastaba ha ahaatee,falaagudu ma aysan xaqiijin warkan,waxyna sheegeen inay dagaalamayaan ilaa marka udambeysa.
Ciidamada dawladdu waxay duqeynayeen Misraata labadii maalmood ee ugu dambeeyey,dilayna ugu yaraan 50 rayad ah.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com