Kenya: Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo geeriyooday
Thursday, May 12, 2011
Laaska News May 12,2011
Allaha u naxariistee waxaa galabta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ahaa Imaamka Beesha Muddulood.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddanka Kenya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay geerida Imaamka oo uu tilmaamay in isagoo xanuunsanaya caafimaad ahaan loo geeyay dalka Kenya.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
RM.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com