Libya:NATO oo Duqeyn Cirka ah kusameysey Brega,16 Dhimasho – Libya TV
Friday, May 13, 2011
Laaska News May 13,2011 English
Tripoli, May 13 (Laaska News) – Telefishinka xukuumada Libya ayaa sheegay in ugu yaraan 16 qof ay ku geeriyoodeen, in kabadan 30 qof na ku dhaawacmeen duqayn cirka ah oo diyaaradaha dagaalka ee NATO ku sameeyeen magaalada bariga ah ee Brega, ee ay gacanta ku hayaan ciidamada daacada u ah hogaamiyaha Liibiya ee Mucamar Al Qadaafi.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com