Libya:NATO oo Duqeyn culus ugeysatay Tripoli ,Dhimasho 3,Dhaawac 150 qof
Tuesday, May 24, 2011
Laaska News May 24,2011
Tripoli,Libya-waxaa lagu soo waramayaa in Ciidamada isbahaysiga reer galbeedku ay wax yar kahor ugeysteen duqeyn culus magaalada Tripoli,waxaana lagusoo waramayaa in 17 saaruuq ay ku dhacday magaalada.
Waxaana lagu soowaramayaa in dad rayad ahi waxyeelo kadoo gaartay kadib markii meel la duqeeyey ay dadku kusoo aruureen kadibna uu kusoo dhacay saaruuq kale.
Goobaha ay saaruuqyadu kadhaceen ayaa kamid ah baabal Casiisiya oo ah Qasriga Qadaafi sida wariyeusoo warama Al Arabiya uu soo tabiyay.
.
Laaska News.