Somalia: 1da Luulyo – Dabaal Degyo Dal & Dibad ba (1st July – The National Day of Somalia) – AKHRI/DHAGEYSO
Laaska News July 1,2011
The Republic of Somalia gained its independence from Italy on July 1, and Britain on June 26.1960.

Waxaa caawa kasocda meelo badan oo dalka Soomaaliya iyo dibadiisaba dabaal degga 1 da July 1960 ee xornimada Soomaaliyeed gaar ahaan Koonfurta Soomaaliya markay ka xoroobeen gumeystihii Talyaaniga.
1da Luulyo ayaa waxa kale oo ay tahay israacii labadii qaybood ee Koonfurta iyo Waqooyiga Soomaaliyeed.
Labada qaybood ee Soomaaliya ayaa waxay ka kala xoroobeen Talyaaniga iyo Ingiriiska.
.

The representatives of the Somali Youth League, Ali Bin-Nour and Abdullah Issa (left) are seen with the representatives of the Coptic Christians in Eritrea, Dejash Bena Brakini, Sheikh Sulaiman El Deen Ahmad, and Beiru Tedla.
UN Photo/MB.
.

Foreign Minister of Somalia, M. Abdullahi Issa, addressing the General Assembly this afternoon in the continuation of the general debate.05 October 1961
UN Photo/Yutaka Nagata
.
Maalinta xornimada ee 26ka Juun Dhageyso: Sh. Shariif ilaa Qaybe
SOMALILAND: Beginning of a New Nation
Cigal 1960 Dhageyso May 5,1960
.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com