Somalia:Socdaalkii R/Wasaaraha Turkigu ku tagey Muqdisho – SAWIRRO
Laaska News August 21,2011 Q 1aad
Socdaalkii R/Wasaaraha Turkigu ku tagey Muqdisho,sida loogu so dhaweeyay iyo meelihii uu booqday – Aug. 19,2011.

Diyaaraddii uu ku yimi R/wasaaraha Turkiga

Kooxda Baambeeyda oo garaaceysa Astaanta Calanka Turkiga


waa caruurta soo dhaweeyay R/wasaaraha Turkiga

Qaar kamid ah Soo dhaweeya - yaasha R/wasaaraha Turkiga

R/wasaaraha Turkiga iyo Xaaskiisa oo kasoo degaya diyaarad gaar u ahayd

Wiil & Gabar Soomaaliyeed oo gacanta ku watay Calanka Turkiga oo ubax gudoonsiiyay R/Wasaaraha Turkiga & Xaaskiisa

Marwada R/wsaraaha oo dhun - kanaysa gabadha wax kasoo dhaweyneysay iyo R/wasaaraha oo isna dhunkanaya

R/wasaaraha oo salaamaya dadkii kusoo dhaweyay Airporka

R/wasaaraha, xaaskiisa iyo Labo caruur oo Soomaali ah

Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo qacan qadaya dadkii kusoo dhaweeyay Airporka

Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/wasaaraha Turkiga

Sawirada madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo ka muuqda Gidaarka iyo Ururada Bulshada oo soo dhaweynaya Wafdiga R/Wasaaraha Turkiga.

Iyagoo ay taagan yihiin Goobta Lagu soo dhaweeyo Madaxda kana Lulanayo Calamada Labada Dal

Askari ka tirsan cutubka Salaanta siiya Madaxda Una tababaran oo hor taagan Madaxweynaha Iyo R/wasaaraha

Ilaalada gaarka ah ee R/Wasaaraha Turkiga

Saxaafadda Dalka iyo Kuwa dibaddaGudoomiyaha Barlamanka iyo R/wasaaraha
PHOTP BY: Abdirahim Adde
RM.
La soco Q 2aad
Related Articles:
Somalia: R/Wasaaraha Turkiga oo Booqday Soomaaliya & Warar kale oo TFG da + SAWIRRO
Somalia:Turkish PM visits famine victims in Somalia – VIDEO +
Somalia:Situation in Somalia shocks Turkish Prime Minister
Turkey:Ship carrying aid for Somalia sets sail from Istanbul
.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com