Home
> Somali Prime Minister Prof. Abdiweli, TFG Somalia, US, WARARKA > R/Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Virginia – SAWIRRO
R/Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Virginia – SAWIRRO
Sunday, September 18, 2011
Laaska News Sept. 18,2011
Somali PM Prof. Abdiweli Meets Somali Community in Virginia – Photo

Ra’isulwasaare C/weli Oo Xaflad Loogu Sameeyey Virginia – (RM)
Halkaan Waxaan Idinkugu soo gudbinaynaa suuradaha Xaflad uu ka qeybgalay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali taasi oo ay soo qaban qaabiyeen Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Virginia ee dalka Mareykanka.

Bidix Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga Midig Ra'isulwasaaraha Dalka




Laaska News.
www.laaska.wordpress.com