Home > TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Maalinta Calanka 12 ka Oktoobar & Sanad Guuradii 60 aad

Somalia:Maalinta Calanka 12 ka Oktoobar & Sanad Guuradii 60 aad

Wednesday, October 12, 2011

Laaska News Oct. 12,2011



Muqdisho,Somalia – Maanta oo ah 12 kii Oktoobar,ayaa waxay ku beegan tahay Sanad Guuradii 6o aad ee 12 kii Oktoobar 1951 oo ah aasaaskii calanka Soomaaliyeed ee Buluugga ah ee leh xidigta cad ee 5 ta gees ah.

 

.

 

 

“Calankayagaw Cawaale” – Cawaale Liibaan

 

Maanta oo kale waxay Soomaali u tahy Maalin Qiimo leh,xusidna mudan,gaar ahaan ninkii ay ukala soocan yihiin Qiimaha Gobanimada iyo Gumeysiga,Qaranka & Qabiilka.

.

 

Calankuse muxuu ubaahan yahay?

 

.

.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

About these ads