Home > Somalia before 1991(Somalia ka hor 1991), TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Sanad Guuradii 42 aad ee Kacaankii 21 kii Oktoobar 1969 Dalka ka Curtay & Xuska taariikhda – DHAGEYSO

Somalia:Sanad Guuradii 42 aad ee Kacaankii 21 kii Oktoobar 1969 Dalka ka Curtay & Xuska taariikhda – DHAGEYSO

Friday, October 21, 2011

Laaska News Oct. 21,2011

 Maanta oo taariikhdu tahay 21 ka Oktoobar ayaa waxay ku beegan tahay maalintii ay ciidamada Qalabka  sida ee  Soomaaliyeed ee uu hogaaminayay Alle ha u naxariistee  Major General Maxamed Siyaad Barre  ay  talada dalka la wareegeen   21 kii Oktoobar 1969 kii,Kadib markii Madaxweymihii dalka (AHUN) Dr. Cabdirashiid Cali Sharmaarke uu geeriyooday.

Haddaba taariikh ku saabsan kacaankii dalka ka curtay 21 kii oktoobar 1969 ayaa waxaa laga siidaayay maanta radio Muqdisho bal halkan ka dhageyso yaan kacaan diidka darxumada iyo leeleelka Soomaali galiyay uusan kaaga sheekeyn wax kale.

 

.

Hoos ka Dhageyso:

Radio Muqdisho iyo Xulka ay kaydkii Raadiyaha Waddanka ka soosaartay

.

 http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2011/10/Riix-Halkaan-Si-Aad-U-Dhageysato-Qaybta-Koobaad-Ee-Barnaamijka-Gaarka-ah-21-Octobar.mp3

 
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

About these ads