Home > WARARKA > Somalia:Qarax ka dhacay Muqdisho oo Gaystay Qasaare

Somalia:Qarax ka dhacay Muqdisho oo Gaystay Qasaare

Tuesday, November 22, 2011

Laaska news  Nov.22,2011           Updated

Muqdisho – Warar horudhac ah oo laga helayo Qarax ka dhacay Degmada Wadajir ayaa waxa uu sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac ba leh.

Qaraxan oo la sheegay inuu ka dhashay miino waddo la dhigay ayaa  ilaa 11 qof ay ku nafwaayeen,sidoo kalana ay jiraan tiro dhaawac ah,sida ay ku warantay BBC du.

la soco woxii kasoo kordha.
.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

About these ads