Somalia:Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Buulo Xaaji,J/Hoose – Media
Thursday, January 19, 2012
Laaska News
Wararka laga helayo Koonfurta Soomaaliya ayaa kusoo waramaya in Diyaarado Dagaal oo La sheegay inay leeyihiin Ciidamada Kenya ay shalay duqeeyeen tuulada Buulo xaaji oo qiyaastii 80 KM dhinaca Galbeed ka jirta magaalada Kismayo ee Gobolka J/Hoose sida lagu sheegay warbaahin kala duwan.
.
Waxaana warku intaa ku darayaa in duqayntaasi uu ku geeriyooday qof rayad ah,laguna sheegay qof dumar ah oo waayeel ah.
Related Articles:
Somalia:Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Jilib Oo La Sheegay inay Laayeen Caruur
.
Laaska News.
www.laaska.wordpress.com
Tags: Buulo-Xaaji, Dagaalka Jubooyinka, KENYA, Muqdisho, News, SOMALIA, Soomaaliya, War in Somalia
Recent Posts
- PRESIDENT HASSAN OO “MAALINTA XORRIYADDA” UGANDA KALA QAYB GALAY, LANA KULMAY ‘DHIGGIISA KENYA,UGANDA’ IYO JAALIYADDA
- Saif’s Case – ICC wants Gaddafi son’s trial in The Hague
- Madaxweynaha Somalia Oo Socdaalkii 1aad Ku Tagay Dibadda
- Caqabadaha Horyaal PM Saacid Iyo Su’aalo taagan
- PM Saacid Faarax-Garaad Iyo Ardaynimadii
- Somalia’s President Appoints New Somali PM
- Madaxweynaha Somalia Oo Magacaabay PM
- Kismayo – Ciidamada Huwanka Ah Oo Lasheegay Inay Gudaha Ugaleen Oo Dhawr Gobood Kadageen
- Baladweyne – Qasaaraha Daadadka Iyo Fatahaadda Oo Korodhay Iyo Caalamkii Oo Dhagaha Furaystay
- Madaxweyne Somalia Oo Socdaalkii 2aad Ku Tagay Baladweyne
Top Rated
POPULAR TAGS
AFRICA
African Union
BUSINESS
Buuhoodle
Commentary
conflict
Energy
Flood
Fukushima
Fukushima Prefecture
Government
Horn of Africa
Iran
KENYA
LIBYA
Libya Transitional Council
Military news
Mogadishu
Muammar al-Gaddafi
Muammar Gaddafi
Muqdisho
NATO
News
Nuclear
Nuclear power
nuclearpower
POLITICS
protests in Syria
PUNTLAND
Radioactive decay
Russia
SOCIETY
SOMALIA
Somaliland
Soomaaliya
Syria
Tokyo Electric Power Company
Transitional Federal Government
Tripoli
UN
United Nations
war in Libya
Warka Caalamka
water
WORLD
SOMALI WEBSITES
Spam Blocked
INTA SOO BOOQATAY
- 371,022 hits