Home
> ALL DARWIISH NEWS, POLITICS, PUNTLAND, WARARKA > MAAMULKA KHAATUMO STATE LOOMA DHAMMA, Wuxuuna Banaanka Soo Dhigay Khilaaf Hore,KADARE
MAAMULKA KHAATUMO STATE LOOMA DHAMMA, Wuxuuna Banaanka Soo Dhigay Khilaaf Hore,KADARE
Saturday, January 21, 2012
Waxaa iskasoo daba dhacaya oo soo baxaya khilaaf siyaasadeed oo guun ah muddo dheerna jiray oo ka qarsoonaa da’ yarta una dhaxeeyey siyaasiyiinta kasoojeeda Sool,Sanaag iyo Cayn.
Waxaa kale oo soo baxay qaybo kale oo kasoo horjeeda maamulka Khaatumo kana qayb galay shirka Taleex ee Khaatumo.
.
Guddoomiyihii SSC iyo rag kale.
.
Waxaana laga booday in la sameeyo dibuheshiisiin,waxaana meesha kamuuqata dad aan heshiis ahayni ay maamul ku dhawaaqeen,loona baahnaa oo kaliya in saxiixa isimada la qaato,xaggeese loo wadaa,waaba ka dare!!!!!!!!!!!!
.
Sheekado ka fog Soomaaliland iyo Puntland,waana soo bandhigaynaa waqtiga ay munaasib noqoto.
.
Maxamed Cali.
Laascaanood