Home > OCHA, SOMALIA, TFG Somalia, WARARKA > Somalia: Qaramada Midoobay Oo Xafiis Ka Furtay Muqdisho

Somalia: Qaramada Midoobay Oo Xafiis Ka Furtay Muqdisho

Tuesday, January 24, 2012

Laaska News Jan 24, 2011

Wakiilka Gaarka Ah Ee QM Oo Xafiis Ka Furtay Muqdisho

Muqdisho - waxaa lagu soo waramayaa in maanta magaalada muqdisho laga furay xafiiska QM ee UNPOS una qaabilsan QM Siyaasadda Soomaaliya.
.
Waxaana xafiiskan laga furay xalane oo ah xaruunta ciidamada AMISOM.
.

Wakiilka gaarka ah QM u qaabilsan arrimaha Siyaasadda Soomaaliya Mr. Augustine Mahiga ayaa furay xafiiska.
.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif ayaa maanta warqadahii aqoonsiga kala wareegay wakiilka Gaarka ah ee QM uqaabilsan Siyaasadda Soomaaliya Dr. Mahiga oo awal fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi ee waddanka Kenya.

.

QM ayaan xafiiskan ka furan tan iyo 1995tii.
.

Laaska News.
http://www.laaska.wordpress.com

About these ads