Home > TFG Somalia, WARARKA > Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed Oo Geeriyooday – VOA

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed Oo Geeriyooday – VOA

Friday, March 23, 2012

Laaska News

Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ogeysiinaynaa in (Alleh Ha Unaxariistee) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed uu geeriyooday.
.
Geerida Madxweyne Cabdullaahi Yuusuf waxaa sheegtay Idaacadda VOA da laanteeda Afsoomaaliga,warkeedii Subaxnimo.

.
(AHUN) Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed waxa uu geeriyooday xalay(waabarigii) ,waxaama lasheegay inuu ku geeriyooday Isbitaalka ShiiKh Za’id ee Ku yaal Magaalada Abu-Dabay ee Dalka Imaaraadka Carabta.

.
.

Alla Ha U naxariisto.

.

Al Baaqi Lilaahi.

.

Laaska News

.

 

Related Aeticles:

 

Somalia:Madaxweynahii hore Oo Shacabka Soomaaliyeed Munaasabada Ciida ugu hambalyeeyey

About these ads