Duqayn Diyaaradeed Oo Laga Soo Sheegay Gumbax,Baargaal
Tuesday, April 17, 2012
Laaska News Apr. 17, 2012
Waxaa lagu soo waramayaa in dayaarado dagaal oo aan haybtooda lagaranayn ay duqeyn ugeysteen habeenimadii xalay deegaanka Gumbax oo ka tirsan degmada Baargaal, Gobolka Bari.
Warkan ayaa laga sheegay laadnta adsoomaaliga ee VOA da oo soo xiganaysa deegaankaa ku sugan.
.
Waxaana la sheegay in ay laba qof ay halkaasi ku dhaawacmeen.