Hargeysa -Boqor Buur Madaw Oo Maxkamad La Hor Geeyay
Tuesday, April 24, 2012
Laaska News Apr.24, 2012
Hargeysa – Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in maanta maxkamadda Hargeysa markii u horreysay la hor keenay Boqor Buur Madaw tan iyo markii laqabtay isagoo kasoo noqday dalka Imaaraadka.
.
Wararka qaarkood ayaa sheegaya in waxyaalahii lagu soo eedeeyay ay ka mid yihiin hadallo uu maamulka ku duray,arrintaasina ay qareenadiisu ganafka ku dhufteen,sidaana ay maanta ku dhamaatay,laana filayo in mar kale la keeno maxkamad.
.
Ilkacase.
.
Hargeysa