Pres.Shiikh Shariif Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Kulmay
Friday, April 27, 2012
Laaska News Apr.27, 2012
April 27 ( LN) – Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID,Somaliland iyo Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku kulmay dalka Imaaraadka Carabta.
Warar hor u dhac ah oo BBC du ka heshay Faysal ayaa sheegaya inay ka wada hadleen in wadahadaladu ay noqdaan “Somaliya – Somaliland”,lagana saaro xubnaha laysku diidanaa ee kasoo jeeda Beesha Sool iyo Laasqoray ee ka tirsan maamulka PL.
Related Articles:
Somaliland Oo Sheegtay Guddi Cusub Oo Uga qayb galaya Wadahadalada TFG da June 14, 2012
Shirka London Oo Lasoo Gabagabeeyay – Qodabadii Feb. 23, 2012
.
Laaska News.
.
www.laaska.wordpress.com