Weerar Lagu Qaaday Kaniisad Nayjeeriya Ah,20 Dhimasho
Laaska News Apr.30, 2012
20 die in Nigeria church attack
Labaatan qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen weerar lala beegsaday kaniisad Kirishtaan oo ku taal magaalada Kanu ee Nayjeeriya Jaamacad.
Kaniisadan ayaa la sheegay inay kutaal Jaamacad ayna tahay kaniisad Kirishtaan ah oo ay ku cibaadaysanayeen qolada Kirishtaanku.
Waxaa la sheegay weerar dad hubaysani ay qaadeen inay ku galeen dhismaha ayna fureen rasaas.
Tiro dad ahna ay usuura gashay inay halka ka baxsadaan.
Sidaana waxaa qortay VOR oo soo xigatay meelo badan hoosna kasoo akhri.
.
20 die in Nigeria church attack
Twenty people have died in an attack targeting a Christian church service at a university in Nigeria’s city of Kano. Armed insurgents broke into the building and opened fire. A number of people managed to escape.
Police suspect Boko Haram radicals that want to impose the Sharia law across Kenya to have masterminded the attack.
Earlier, an insurgent killed one and injured 15 people exploding a grenade at a Nairobi church.
.
VOR.
Apr 29, 2012