Home
> Baarlamaanka Soomaaliya, Somalia before 1991(Somalia ka hor 1991), Tacsi, WARARKA > Gudoomiyihii Hore Baarlamaanka Soomaaliya Sh Mukhtaar Oo Geeriyooday
Gudoomiyihii Hore Baarlamaanka Soomaaliya Sh Mukhtaar Oo Geeriyooday
Wednesday, June 13, 2012
Inaa Lilaahi Wainaa Ileyhi Raajicuun.
Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya ee xukuumaddii ka horreysay kacaanka Shiikh Mukhtaar Maxamed Xuseen ayaa ku geeriyooday magaalada Nayroobi ee dalka Kenya shalay oo bishu ahayd 12/6/2012.
.
Geerida Afhayeenkii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya marxuum Shiikh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ay kahadashay Dawladda Soomaaliya ayay sheegaty in loosamaynayo aas qaran sida laga sheegay warbaahinta.
.
Laaska News