Home
> TFG Somalia, WARARKA > Madaxweyne Shariif Iyo Wafdi u Hogaaminayo oo U DhoofaY Dalka Sacuudiga
Madaxweyne Shariif Iyo Wafdi u Hogaaminayo oo U DhoofaY Dalka Sacuudiga
Sunday, June 17, 2012
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Sh.Shariif Sh.Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u kicitimay dalka Sacuudiga,sida lagu sheegay warbaahinta qaranka.
.
Madaxweunaha iyo wafdigiisaayaa halkaas uga qayb gali doona aaska loo sameynayo Amiirkii lahaa dhaxalka boqortooyada Sacuudiga oo dhawaan ku geeriyooday Geneva laguna aasi doona magaalada barakaysan ee Maka.
.
17 June 2012