Doorashada Masar- Morsi 5o.75%,Shafiiq 49.25% – Nile TV
Monday, June 18, 2012
Morsi Leads

Cairo – Codadka ilaa hadda la tiriyay murashaxa Akhwaanka Maxamed Mursi ayaa ku horreeya wax yar,sida laga sheegay Nile TV.
Morsi 5o.75%
Shafiiq 49.25%
Wali waxaa socda tirintii walina waa adagtahay arrintu wadamo badan oo adduunka ah ayaan wali seexan.
Doorashada Masar waxay wax kabadali kartaa xaaladda Bariga dhexe.
Laaska News