Egypt:Codadka 97% – “Morsi 52.5%,Shafiiq 47.5%” – Nile TV
Monday, June 18, 2012

Codadka ilaa hadda la tiriyay 97% murashaxa Akhwaanka Maxamed Mursi ayaa ku horreeya sidaa waxa sheegtay Morsi oo ka hadlay Shir Jaraa’id Nile TV .
Morsi 52.75%
Shafiiq 47.5%
Laaska News