Home
> ALL DARWIISH NEWS > Laascaanood – Oo La Sheegay In Dil Ka Dhacay Habeenimadii June 23 – 24 , 2012
Laascaanood – Oo La Sheegay In Dil Ka Dhacay Habeenimadii June 23 – 24 , 2012
Sunday, June 24, 2012
Laascaanood, Jun.24,2012 – wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa kusoo waramaya in xalay lagu dilay magaalada nin lagu magacaabo “Dhaankalax”,kana soo jeeda deegaanka.
Wararka qaar ayaa sheegaya in marxuumka dhintay uu ka mid ahaa shaqaalaha garsoorka ama uu ahaa xeer ilaaliyaha.
.
Laaska News