DJibouti Oo U Dabaaldagaysa “Gobonimada” Dalka
Laaska News
Waxaa dalka Jamhuuriyadda Jabuuti kasocda dabaaldeg ballaaran oo loogu dabaal dagayo sanadguuradii 35 aad ee kasoo wareegtay markii Jamhuuriyadda Djibouti ay ka xorowday gumaystihii Faransiiska oo ku beegnayd “27 kii Juun 1977 ” .
.
Sannad walba maanta oo kale oo bisha Juun tahay 27 ayaa dalka Jamhuuriyadda DJibouti laga xusaa “Maalinta Gobonimada”.
.
Munaasabadan oo ah mid ballaaran oo si weyn loo soo qaban qaabiyay ayaa ilaa xalay kasocota caasimadda iyo gobolada dalka,dabaaldeggan ayaa ah mid ay shacabka iyo Dawladda ee aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda DJibouti ee uu hogaaminayo “Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele “ ay ku xusayaan halgankii loo soomaray iyo qiimaha ay leedahay gobonimada iyo xorriyadda maanta la haystao.
.
Madaxweynaha oo la hadlay shacabka ayaa hadaladiisa waxaa kmid ahaa:
.
“Waxaan xusaynaa gobinimadeenna,Sharafteena,Cisadeenna ……..Pres. Ismail Omar Gele.
.
June 27,2012.
.
Laaska News.
.
Related History:
1967
French Somaliland: Victory for Trouble
1966
Somaliland: Costly Choice – DJibouti
France: Incident in Djibouti – “Vive la liberte,”
1958-