Suuriya Waxay Kujirtaa Xaalad Dagaal – Asad
Wednesday, June 27, 2012
Suuriya waxay ku jitaa xaalad dagaal oo xaqiiq ah loona baahan yahay in lasameeyo wax kasta oo suuragal ah si loogu guulaysto dagaalka,sidaa waxaa ku dhawaaqay Madaxweynaha Suuriya.
.
Madaxweyne Asad oo Talaadadii la hadlay xubno xukuumadiisa ah ayaa ku tilmaamay mucaaradka kasoo horjeeda xukuumadiisa falalka ay sameeynayaan ama ay udhaqmayaan mid argagaxiso.
.
TV.
RIA,VOR
Related articles
- Syria’s Assad appoints new PM (laaska.wordpress.com)