Shirkii Rome ICG – Soomaaliya Oo Dhamaaday
Rome, 3 June - Shirka kooxda xiriirka caalamiga (International Contact Group -ICG) ee Soomaaliya oo muddo laba maalmood ah (2-3 June 2012) kasocday Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa lasoo gabagabeeyay.
Shirkan oo sida la sheegay looga hadlay arrimaha Soomaaliya , dhamaystirka Roadmapka iyo xaaladda kalaguurka ayaa lagu soowaramayaa in qodobada kasoobaxay shirkaasi marka loo eego Ra’isal Wasaare Prof. Cabdiwali oo ka qayb galay shirkaas oo lahadlay BBC da uu sheegay ama qodobada ay kamid yihiin:
In hawlihii dhamaystirka Roadmapka lagu soo afjaro waqtigii loogu talagalay sida xulista baarlamaanka,ansaxinta Dastuurka.
.In la taageero ciidamada AMISOM ee kusugan Soomaaliya.
.In ciidanka Soomaaliya la dhiso,si ay ula wareegaan xasilinta nabadgalyada dalka.
Waxaynu sugnaa waa bayaanka