Daadad U-Eg Tsunami Oo 170 Qof Ku Laayay Koonfurta Ruushka
Sunday, July 8, 2012
Ugu yaraan 171 qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen daadad ka dhacay Gobolka Krasnodar ee Koonfurta Ruushka.
Fatahaadan ama daadkam ayaa lagu sheegay inuu yahay kii ugu xumaa ku dhawaad hal qarni,waxaana sii kordhaya tirada dhimashada.
Sida lagu sheegay RT
.
8 July, 2012