Dagaalada Suuriya Oo Qasaarihiisu Soo Kordhayo Iyo Caalmkii Oo Ismari La’
Laaska News July 15, 2012

EPA ( File).
Waxaa lagu soo waramayaa in dagaalada Suuriya ay shalay ku dhinteen dad gaaraya 88 qof ,waxaana maalmo kahor dhintay dad lagu qiyaasay 200 oo qof oo loobadinayo inay ubadan yihiin xiigaga kasoohorjeeda xukuumadda.
.
Dalka Suuriya waxaa ka tagaan dagaal aan caadi ahayn waxaana isasoo tarayaa qasaaraha labada dhinac,inkastoo dagaaladan dambe ay dhibtu ku dhacday Ciidamada falaagada ah ee kasoo horjeeda xukuumadda.
.
Waxaan sidoo kale aan tiro sugan aam lagahayn dadka rayadka ah qasaarahoodu inta uu la’egyahay.
.
Waxay u muuqataa in dagaalkan uusan ku koobnayn dalka Suuriya ee caalamku intooda badan ay ku jiraan,haka kala duwanaadeen habka ama qaababka loogu kala jiree.
.
Sidoo kale waxaa lagu kala qaybsamay siyaasad ahaan,waxaa dhawr jeer socon waayey qorshe loo arkay sidii kii liibiya oo kale ah, kaas oo Ruushka iyo shiinuhu ay hir istaageen.
.
Ruushka ayaa sheegay inuusan marna uusan ogolaanayn hanjabaad iyo cunaqabatayn lasaaro Suuriya.
.
Kofi Anan ayaa lagu wadaa in maalinta barri ah uu wada hadalo Ruushka kula yeesho madaxda Ruushka,waxaa caalmku kukala qaybsamay qaraar lagusoo saari lahaa.
.
Dagaalka Suuriya ayaa caalmku wuxuu ku kala qaybsan yahay in laga tuuro xukunka Madaxweyne Asad,waxayna ubadan tahay hadduu bil dambe usii adkaysto in arrintaasi ay fashilmayso waa ka tuuriste!
.
dhinaca kale madaxweynaha Faransiiska ayaa kadigay dagaal sokeeye oo waddankaa kadhaca haddii aan xalnabad galyo laraadin,arrintan oo u muuqata in lays mari waayay.
.
Laaska News.
France – Still time to resolve Syrian crisis – Hollande
Related articles
- Syria’s Assad appoints new PM (laaska.wordpress.com)
- Syria Conflict – “Russia warns against arms for Syria opposition “ (laaska.wordpress.com)
- Syria – Assad ready to end Syrian crisis “step-by-step” - (laaska.wordpress.com)
- Russia rejects UN sanctions against Syria (laaska.wordpress.com)
Rate this:
Recent Posts
- PRESIDENT HASSAN OO “MAALINTA XORRIYADDA” UGANDA KALA QAYB GALAY, LANA KULMAY ‘DHIGGIISA KENYA,UGANDA’ IYO JAALIYADDA
- Saif’s Case – ICC wants Gaddafi son’s trial in The Hague
- Madaxweynaha Somalia Oo Socdaalkii 1aad Ku Tagay Dibadda
- Caqabadaha Horyaal PM Saacid Iyo Su’aalo taagan
- PM Saacid Faarax-Garaad Iyo Ardaynimadii
- Somalia’s President Appoints New Somali PM
- Madaxweynaha Somalia Oo Magacaabay PM
- Kismayo – Ciidamada Huwanka Ah Oo Lasheegay Inay Gudaha Ugaleen Oo Dhawr Gobood Kadageen
- Baladweyne – Qasaaraha Daadadka Iyo Fatahaadda Oo Korodhay Iyo Caalamkii Oo Dhagaha Furaystay
- Madaxweyne Somalia Oo Socdaalkii 2aad Ku Tagay Baladweyne
Top Rated
POPULAR TAGS
SOMALI WEBSITES
Spam Blocked
INTA SOO BOOQATAY
- 373,071 hits