Hollande Wali Waqti Baa Lahaystaa Lagu Xaliyo Qalalaasaha Suuriya
Sunday, July 15, 2012
Laaska News July 15, 2012
Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollane waxa uu sheegay sabtigii in bulshada caalamku ay wali haysto waqti ay xal nabad galyo u raadiyaan ama ku xaliyaan qalalaasaha kataagan Suuriya,lagana hortago xaalad keenta dariiqad xun, dagaal sokeeye oo kadhaca waddanka.
“Waxaa wali jira waqti”,ayuu yidhi Hollandi,waxa uu raaciyay “waana inaynu raadinaa xal hadda”.
.
Sidaa waxaa qortay Interfax.
.
Laaska News
Related articles
- Syria – Assad ready to end Syrian crisis “step-by-step” - (laaska.wordpress.com)
- Russia rejects UN sanctions against Syria (laaska.wordpress.com)
- Syria Conflict – “Russia warns against arms for Syria opposition “ (laaska.wordpress.com)