Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Turkiga Oo Muqdisho Booqday
Tuesday, July 17, 2012
Laaska News July 17, 2012
Muqdisho -Ra’isal wasaare kuxigeenka Turkiga iyo wafdi uu hogaaninayo ayaa booqasho ku yimid maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Laaska News