Dastuurka Cusub Ee Somalia Yeelanayso Akhri – (Warkii July 18,2012)
Thursday, July 19, 2012
Laaska News July 19, 2012 Warka Dalka (TFG da)

Muqdisho, July 18, 2012 - Qaraalkii ugu dambeeyay ee Dastuurka cusub ee yeelanayso Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagusoo bandhigay shabakadda wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA.
.
Qoraalkan cusub ayaa lasheegay inuu yahay kii ugu dambeeyay, wuxuuna kuqoran yahay laba af , waxaadna ka akhrisan kartaa labadaa af oo aad xagga hoose ka dooratid,kuwaas oo kala ah :
.
.
.
SONNA.