Suuriya – Ciidamada Suuriya Oo Qaaday Weerar
Sunday, July 22, 2012
Laaska News July 22,2012
Ciidamada Suuriya oo ay taageerayaan diyaaradaha dagaalka ee Helicopter ka ah iyo baabuurta gaashaanaam ayaa lagu soo waramayaa inay horumar kasamaynayaan dagaalka ay kula jiraan falaagada oo ayna dhul dib uga qabsadeen qaybo magaalada Dimishiq ah iyo magaalada labaad ee dalka ee Xalab.
.
Dhinaca kale falaagadu waxay qabsadeen bar kontarool oo u dhaxeeysa xuduuda Suurya iyo Turkiga ah.
Related:
English.
Syrian forces on the offensive
Related articles
- Syria Conflict – “Russia warns against arms for Syria opposition “ (laaska.wordpress.com)
- Russia rejects UN sanctions against Syria (laaska.wordpress.com)
- Syria – Assad ready to end Syrian crisis “step-by-step” - (laaska.wordpress.com)