Wasiirada A Dibadda Ee Jaamacadda Carabta Oo Ku Kulmaya Qadar Kana Hadlaya Suuriya
Laaska News July 22, 2012 ( Somali- English)
League of Arab States foreign ministers to meet in Doha to discuss Syria
Wasiirada Arrimaha dibadda ee dalalka ku jira ururka Jaamacadda Carabta ayaa maanta shir degdeg ah ku yeelanaya magaalada Doxa ee dalka Qadar ,shirkaas oo ay kaga wada hadlayaan xaaladda Suuriya.
.
Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Nabil Al Carabi ayaa ka jeedin doona warbixin ku saabsan xaaladda ka taagan Suuriya,taasoo ay waheliso dagaal cusub oo kasoconaya halkaa una dhaxeeya ciidamada dawladda iyo kuwa falaagada.
League of Arab States foreign ministers to meet in Doha to discuss Syria
By VOR.
The foreign ministers of the League of Arab States Council (LAS) will gather in Doha, Qatar, today for an emergency session on Syria.
The League’s Secretary General Nabil Elaraby will make a report on the situation in Syria, following fresh fighting there between government troops and armed insurgents.
A UN deputy special representative on Syria, Nasser al-Qudwa, will inform the ministers about the results of his talks with Russian and Iranian officials and with Syrian President Bashar Assad.
The ongoing internal conflict in Syria has reportedly claimed between 16,000 and 19,000 lives since last March.
RIA
Related articles
- Syria Conflict – “Russia warns against arms for Syria opposition “ (laaska.wordpress.com)
- Russia rejects UN sanctions against Syria (laaska.wordpress.com)
- Hillary Clinton in surprise Afghan visit (laaska.wordpress.com)
- Syria’s Assad appoints new PM (laaska.wordpress.com)