Home
> TFG Somalia, WARARKA > Shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Oo Furmay Maanta (25 Ka Luulyo 2012)
Shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Oo Furmay Maanta (25 Ka Luulyo 2012)
Wednesday, July 25, 2012
Laaska News July 25, 2012

Muqdisho -Waxaa maanta oo ah 25 kii Luulyo 2012 9:00 kii aroornimo caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Dalka Soomaaliya.
.
Sidaana waxaa sheegtay warbaahinta Qaranka ee Radio Muqdisho,Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya.
.
Warbaahinta oo soo xiganaysa Wasiirka dastuurkaiyo dib uheshiisiinta Md Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegtay in saaka 9:00 kii aroornimo uu shirka ka furmay dugsiga Booliska ama Iskuulo Boliisiya hadba sida aad u taqaanid.
.
Waxay raacisay in goor hore oo saaka ah la bilaabay diiwaangalinta ergada,waxaana madasha shirka soogaaray 90%.
.
Waxaana lafilayaa inta dhimmanna inay soogaaran saacadaha foodda innagu soo haya.
.
Laaska News
- Ra’iisal Wasaare Cabdiwali Oo Kormeeray Goobta Lagu Wado Inuu Kafurmo Shirka Ansaxinta Dastuurka
- Somalia- PM Gaas,Ergay Mahiga Oo Kulan Laqaatay Odayaasha Dhaqanka – SAWIRRO
- “Baarlamaanka Somalia In Laga Dhigo 275″ – Beesha Caalamka Oo Ogolaatay – Ergay Mahiga