Furitaanka Shirka Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka – SAWIRRO (Part One)
Laaska News July 26, 2012.
Daawo – Suuradaha,waxaad arki doontaa “boodhka” ay haweenku wataan shirka iyo socodka “haldhaaga” ee “guusha”.

Waxaa shalay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay shirka Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya,waxaana furitaanka shirkaas ka qayb galay madaxda sare ee dawladda Soomaaliya (Madaxweyne, Afhayeen, R/wasaare,Wasiiro iyo madax kale),waxaa sidoo kale ka qayb galay Ergayga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Diplomaasiyiin, wakiilo kasocda Hay’ado iyo Ururo caalamka ah, Ergooyin iyo qaybo kasocda suxufiyiinta iyo bulshada Rayadka ah.
.
Furitaanka shirkaas waxaa khudbado kajeediyay madaxda sare ee dawladda, Ergay Mahiga iyo qaar Ergada kamid ah .

C) President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed of the TFG of Somalia,(R) PM Abdiweli M. Ali,(L) Hon.Sharif Hassan Sheikh Aden, Speaker of the TFP, Mogadishu,Somalia – (July 25, 2012)






Shirka Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka ,Muqdisho,Soomaaliya – 25/7/2012









C) President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed of the TFG of Somalia,(R) PM Abdiweli M. Ali,(L) Hon.Sharif Hassan Sheikh Aden, Speaker of the TFP, Mogadishu,Somalia – (July 25, 2012)


(R) Somali President H. E.Sharif S heikh Ahmed, (L) Speaker of parliament, Hon. Sharif Hassan

Photo: RM
Shirkii Ergada Ansaxinta Dastuurka Oo Furmay Maanta (25 Ka Luulyo 2012)