Cayaarahii Olombiga 2012 Oo Ka Furmay London
Saturday, July 28, 2012
Laaska News July 28,2012

Photo: AFP
London – Cayaarahii adduunka ee Olombiga 2012 ayaa ka furmay magaalada London ee Ingiriiska,waxaana socota xafladda furitaanka.
.
Soomaaliya ayaa kamid ah wadamada ay calankoodu iyo cayaartooydoodu ka qayb galayaan cayaaraha,waxaanna Soomaaliya uga qayb galaya wiil iyo gabar orodada ah.
.
Calanka Soomaaliya Yaa sida, Waa kuma?
Laaska News