Faransiiska Oo Dalbaday In Golaha Amnigu uu Kulan Ka yeesho Suuriya
Monday, July 30, 2012
Laaska News July 30, 2012
Waxaa dagaal faraha lagaga gubtay uu kasocda dalka suuriya.Faransiiska ayaa ku baaqay in Golaha Amnigu uu isugu yimaado fadhi degdeg ah oo heer Wasiiro ah.
Sidaana waxaa laga sheegay warbaahinta Faransiiska.
.
Arrintan ayaa timid iyadoo uu kadaray dagaalkii suuriya,waxaana soobaxaya warar sheegaya in dhul badan lakala qabsaday 24 kii saac ee lasoo dhaafay ayna jirto dhimashi farabadan iyo qax farabadan.
.
Laaska News
Related articles
- Syrian forces on the offensive (Ciidamada Suuriya Oo Qaaday Weerar) (laaska.wordpress.com)
- Russia rejects UN sanctions against Syria (laaska.wordpress.com)
- Syria – Assad ready to end Syrian crisis “step-by-step” - (laaska.wordpress.com)
- Syria Conflict – “Russia warns against arms for Syria opposition “ (laaska.wordpress.com)