Heshiiskii Kampala Shaxdii La Dhigay Ilaa Maanta Ayay Taagan tahay
Laaska News August 1, 2012
Waxaa xukuumadda TFG da soo maray waqtiyo ay si wanaagsan uhogaamin kareen dalka,caalamkana ay iska difaaci kari lahaayeen,waxaase ragaadiyay khilaaf dhexdooda ah iyo shax ka horreysay kolley inta maamulka kujirta badankooda.
.
Waxaana mas’uul walba uu ka dhaqaaqi kari waayay waa hay’ado iyo dawladdo ujeeddooyinkoodu ay fara badan yihiin isla markaana ay danta ay leeyihiin ay kala gaddisan tahay,waxaa kaliya oo looga gudbi karaana ay ahayd,haddana tahay isku duubni!
Waxaanse aanan wali fahnin meesha uu dalka kasoo galay Heshiiskii Kampala waa heshiis uu macnihiisu ka fog yahay in laba mas’uul oo Madaxda Soomaaliya ah lagu heshiisiinayay,wuxuu ka fig yahay 100%.
.
Sababtoo ah waa midka darka kasaaray PM. Farmajo, qof kastana sidaa uga saaraya ,haddaan la helin Soomaali isku duuban,waa ta labaade wax Allaale wixii heshiisyo iyo shirar ahaa ee lagalayay ilaa iyo heshiiskaa Kampala laga galay ilaa iyo Iskuulo Boliisiyo isaga ayaa inagu wada hoggaan.
.
Waxaanse la yaabanahay haddii la doorto dawlad iyo madaxwyne Soomaali makabaxaysaa hogaankaa?
Waxaan qabaa inaan si sahal ah aan looga baxayn hogaankaa!!!
Bal waxaad dib u akhrisaan wixii shirar ahaa ee aad maqlayseen in Soomaali loo qabtay.
.
Laaska News
Related Articles:
2012
July 5,2012
July (2 -3 ) 2012 Rome
Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) Ee Somalia- War-murtiyeed – (Eng)
June 25,2012
June 20-23 , 2012
Warmurtiyeedka Saxiixayaasha Roadmap-ka Ee Shirkii Nairobi 20-22 June 2012
Shirkii Saxiixayaasha Road-mapka Oo Ka furmay Kenya
June 17,2012
Madaxweyna Shariif Oo Laalay Qodobo Axdiga KMG Kamid Ahaa – Wareegto
June 10, 2012
Shir Looga Hadlayay Nuqulkii Ugu Dambeeyay Ee Dastuurka Oo Lagu Qabtay Kenya
June 6,2012
Declaration of the Stanbul II Conference On Somalia
June 1,2012
Shirkii Istanbul 2 Ee Soomaaliya ,Qodobabada Warmurtiyeedka
May ( 21 – 23),2012
Apr. 26,2012
SOOMAALIYA OO QAADANEYSA DASTUUR CUSUB – WARSAXAAFADEED
Apr 13
Wadada Loo Marayo Soo Xulidda Aqalka Baarlamaanka Iyo Odayaasha
March 27, 2012 (Shirka Gaalkacyo)
Feb 23,2012
Shirka London Oo Lasoo Gabagabeeyay – Qodabadii
Feb 6,2012
Somalia: UN and partners insist interim political arrangement must end in August – UN NEWS
Jan 7,2012
Kenya:UAE to host Somalia conference in February
2011
Nov.20,2011
Somalia:Dawladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday Guddiga Wadajirka ah ee Roadmap ka
Sept. 26,2011
Somalia:Xukuumadda oo magacawday Guddiga Khubarada ee Qabyo-qoraalka Dastuurka (War Saxaafadeed)
Sept. 21,2011
Sept 6,2011
Somalia:Shirka Wada Tashiga & Wixii kasoobaxay oo Go’aan ah
July 11,2011
Somalia:Baarlamanka oo ansixiyay heshiiskii Kambaala SAWIRRO
Somalia:With new Prime Minister in place, UN urges Somalis to move forward on transition – UN News
June 28,2011
Somalia:R/wasaaraha Soomaaliya oo la anisixyay
June 19, 2011 (Gudoomiyaha Baarlamaanka oo dalka kusoo Noqday)
June 19, 2011 (PM Farmajo oo is casilay)
Somalia:R/Wasaaraha Soomaaliya Dr Farmajo oo is casiley
Somalia:Somali PM announces resignation
June 9,2011
Somali leaders agree to extend transitional period for 12 months
9 June 2011
May 26,2011
Somalia:R/wasaaraha oo dalka ku soo laabtay + Warar la xiriira
May 26,2011
UN Security Council calls on Somalia to find lasting political solution to crisis
May 25,2011 (Shirka Nairobi)
Kenya:Qodobada lagu go’aamiyay shirkii Nairobi
Kenya:Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha oo Nairobi gaaray SAWIRRO+DHAGEYSO
April 11,2011 (Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Dalka ka dhoofay)
Somalia:Guddoomiyaha Baarlamaanka oo u dhoofay shirka Kenya
April 10, 2011
Somalia:Ahlusunna oo diidday ka qayb galka shirka Nairobi
April 8,2011
Somalia:Somalis should be primary beneficiaries of High Level Consultative meeting
Feb 25, 2011
Feb 19,2011
Somalia:Baarlamanka oo maanta wax ka bedelay Qodobada Axdiga KMG ah
January 12, 2011 (Wasiirka Warfaafinta oo dalka ka dhoofay)
Wasiirka Warfaafinta Somalia oo maanta Dalka ka dhoofay
Related articles (2010)
December 28,2010.
( Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Madaxweynaha Iran) Tehran
Extremism is sponsored by arrogant powers: Ahmadinejad
Oct 31, 2010
Somali Parliament approved new Prime Minister Dr Mohamed Abdulahi Mohamed(Farmajo)