Muqdisho -Waxaa maanta ka ambabaxay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho odayaashii dhaqanka ee xulista ergooyinka ansaxinta dastuurka ee baryahan kusugnaa Muqdisho ayaa loo qaaday waddanka Turkiga. Read more…
Qahira – Waxaa maanta ka bilawday waddanka Masar cod bixin ay dadku codkooda ku dooranayaan ciddii madaxwyne u noqon lahayd masar.
Wajiga hore ee doorashadan oo soconaysa laba maalmood oo ah maanta iyo Barri ayaa la sheegay inay noqonayso tii ugu horreysay ee ka dhacda Masar oo ay dadku si xor ah codkoodu udhiibanayaan. Read more…
Laaska News Apr.30, 2012
Waxaa isa soo taraya qayla dhaanta ka imanaysa Soomaali ku xidhxidhan xabsiyada Turkiga,waxaana lagusoo waramaya inay dadkaasi ku jiraan dumar iyo caruur waliba la sheegay inay ku jiraan ilmo 4 jir ah,warkaas oo aan ahayn mid qarsoon oo laga sheegay warbaahinta. Read more…
Laaska News Apr.20, 2012
Wadahadalka lagaga baaqay shirkii London inay yeeshaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland waa arrin aysan umadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan garan walina aysan helin cid si rasmi ah uga bixisa sharaxaad ay dadku ku qancaan,waxaase isweydiin leh labada war ee lakala haysto ee Hargeysa iyo Xamar kala yaal kee run ah? Read more…
Waxaa arrin la yaable ah dalka waxaa kajira xukuumad iyo Baarlamaan,shaqadii ay iyagu lahaayeen haddii ay tahay dal iyo dibad waxaa shaqadoodii ku haysta oo garab socda oo kagaba horreeya waddamo kale,hay’ado,iyo qaar maamulada kamid ah,kooxo iyo shakhsiyaad.
.
Sida la wada ogsoon yahay xukuumadda Soomaaliya waxaa la gu dhisay hab beeleed lagu magacaabay 4.5 ka. Read more…
Laaska News Feb. 23, 2012
Waxaan ugu baaqaynaa Mas’uuliyiinta Soomaaliyeed ee ka qayb galaysa shirka London inay ku adkaystaan in laga taageero dhismaha ciidan qaran oo Soomaaliya (Ciidanka XDS) yeelato oo ka kooban Soomaali oo dhan,dib udhis lagu sameeyo dalka iyo arrinta Soomaaliya ay u taalo Soomaaliya. Read more…
Laaska News Feb. 17, 2012 (INDHAHA FUR)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xaruunta maamul Goboleedka Puntland ee uu kasocdo shirweynihii 2aad ee Dastuurka Qaranka Soomaaliya iyo nidaamka dawladeed ee Soomaaliya yeelanayso ayaa waxa uu kusoo waramayaa in shirku uu marayo meeshii ugu darnayd,uguna muhiimsanayd marka loo eego masiirka qaranka Soomaaliya Read more…
Laaska News Feb. 17, 2012 “INDHA FUR Soomaaliyeey”
Sida la ogsoon yahay dalka Soomaaliyeed waxa ka taagan waa kalsooni darro ay keentay colaadihii iyo burburkii waddanka soomaray.
.
Dalku wuxuu leeyahay madaxweyne,Gole wasiiro iyo Baarlamaan.
.
Waxaana dawladdaa lagu qaybsaday hab aan la aqoon meel uu kayimid oo layiraahdo 4.5,si kastaba ha ahaade,dawlad baa lagu dhisay.
Read more…
Tags: baarlamaanka, Beel, Dastuurka, Galmudug, Muqdisho, News, PUNTLAND, SOMALIA, Somaliland, Soomaaliya, ssc
Laaska News Feb. 11, 2012
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in carabtu ay mar labaad ugudbiyeen Qaramada Midoobay qaraarkii jaamacadda carabtu kasoo saareen Suuriya ee ku saabsanaa rabshadaha Suuriya. Read more…
“Tawraddan wixii sababay hoos ka akhri iyo waxa la gudboon Somaliland”
Shir Beeleed ka socda magaalada Taleex ee Gobolka Sool oo ay ka qayb galayaan waxgarad,cuqaal,garaado,aqoonyahanno, siyaasiyiin, qurbajoog iyo wax garad kale oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayaa la sheegay inay ergadii shirkaasi ay isla meel dhigeen in maamul Goboleed loo sameeyo deegaanada ay kasoo jeedaan ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn (Buuhoodle). Read more…
Tags: Buuhoodle, hargeysa, Khaatumo 2, laascaanood, Maamul Goboleed, Muqdisho, News, PUNTLAND, Shirka Taleex, SOMALIA, Somaliland, ssc, Taleex
Laaska news Dec. 18, 2011
Halkan waxaan idinkugu soo gudbinayaa hees wadani ah,erayada kujira heestan oo ah kuwo xikmad weyn leh una baahan in laga bixiyo tafsiir ama sharaxaad dheeraad ah si umadda Soomaaliyeed ay ufahmaan,sidoo kale su’aalo aan ka weydiiyay dad kala duwan iyo aragtida iyo jawaabaha kasoo baxay. Read more…
Laaska News Oct. 24,2011
Muqdisho,Somalia – Madaxweynaha Dawladda KMG Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa ku tilmaamay in dawladda iyo shacabka soomaaliyeed aanay raali ka ahayn soo galitaanka ciidamada kenya ay kusoo galeen dalka soomaaliya. Read more…
Laaska News June 21,2011
Waxaa la wada ogsoon yahay tan iyo intii ay burburtay Dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991dii, in la qabanayey shirar is daba joog ah oo dawlad loogu samaynayo Soomaaliya,wixii ka soobaxana aan la hirgalin,dawladii la doortaana ay iyadu iska hor timaado oo lagu Read more…
Tags: AFRICA, Commentary, conflict, Faallo, Khilaafka Soomaaliya, Mogadishu, Muqdisho, POLITICS, PUNTLAND, SOCIETY, SOMALIA, Somaliland, Soomaaliya
Laaska News May 25,2011
Waxaa maanta kafurmaya magaalada Nairobi shir ay xubnaha Golaha amaanku ka yeelanayaan arrimaha Soomaaliya waxaana Read more…
Laaska News April 13,2011
By.Ciise Adan
Waxaan rabaa inaan wax yar ka taabto shirka Nairobi ee uu soo qaban qaabiyay wakiilka xoghayaha Guud ee Jamciyada Qaruumaha ka dhaxeysa ee Arrimaha Soomaaliya Mr. Mahiga iyo fikradaha laga qaatay. Read more…
Laaska News March 23,2011.
- “Beeli ma goosan kartaa oo maamul u gaara ma samaysan Kartaa?”
Dad badan baa wayahan Wax qoraayay,oo Shabakada Internetka u
adeegsanaayay si ay fikirkooda u faafiyaan oo dadka kale u gaarsiiyaan, qorayana faalooyin aan ku tilmaami Karo wax layska Xarxariiqay. Read more…
Laaska News March 16,2011.
TV ga Aljasiira ayaa waxa uu yahay TV ay leedahay Dawladda Qadar,waxa uu yahay TV ay dadka Carabta ah ay aad ula socdaan,qaybtiisa Carabiga ah,wuxuuna hadda umadii ku noqday fidno dadka loo soo diray laakiin Read more…
Su’aasha jawaabteeda waxa laga rabaa ragga reer Buuhoodle ee xukuumada Siilaanyo ku jira.
Maxaa ragga Buuhoodle loo waydiinayaa,iyaga waaba lagu duulaye.
Oo hadaa yaa la weydiinayaa? dee siilaanyo
Read more…
Tags: badhan, Buuhoodle, Faallo, Gabikey, Hargeisa, hargeysa, kalshaale, Las Anod, Sheeko, SOCIETY, SOMALIA, Somaliland, sool
Muqdisho (Laaska News) November 15,2010.
Tan iyo intii Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante iyo wafdiga uu hogaaminayay ay tageen magaalada muqdisho ee caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya Waxaa soo baxayay warsaxaafadeed iyo qaylo dhaan kasoo baxayay siyaasiyiin,rag hore uu ahaan jiray Wasiiro,Maamulo,kuwaas oo kasoo kala jeeda Maamulada Read more…
Tags: Buuhoodle, Cayn, Garaad Jaamac Garaad Cali, jawaabta, lasanod, PUNTLAND, Sanaag, Somali Culture Leader, SOMALIA, sool, ssc