Archive
DJibouti Oo U Dabaaldagaysa “Gobonimada” Dalka
Laaska News
Waxaa dalka Jamhuuriyadda Jabuuti kasocda dabaaldeg ballaaran oo loogu dabaal dagayo sanadguuradii 35 aad ee kasoo wareegtay markii Jamhuuriyadda Djibouti ay ka xorowday gumaystihii Faransiiska oo ku beegnayd “27 kii Juun 1977 ” . Read more…
Jabuuti:Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali Oo Ka Dagey Jabuuti, iyo Soo Dhaweyn Farxad leh – SAWIRRO
Jabuuti , Jan 11 – Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta galinkii dambe ka dagey caasimadda Jabuuti ee waddanka DJabouti
.

Ra'iidal Wasaaraha DJibouti oo soo dhaweynaya Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya -Jabuuti
SOMALIA:Djibouti peacekeeping contingent arrives in Somalia
Laaska news Dec. 20, 2011
MOGADISHU, Dec. 20 (Xinhua) — Somalia’s northern neighbor Djibouti sent 200 soldiers as part of the African Union peacekeeping mission in the war-torn Horn of African nation, a top government official said on Tuesday. Read more…
Djibouti, at UN, appeals for proactive aid to prevent drought and famine – UN News
Laaska News Sept. 24,2011

President Ismaël Omar Guelleh of Djibouti ,at UN – Photo: UN News
UNITED NATIONS – 23 September 2011 –Djibouti, one of the countries most severely affected by the current drought and famine in the Horn of Africa, today used the podium of the General Assembly to call on the world to not only provide immediate aid but also take the longer-term steps to prevent a recurrence. Read more…
Somalia:Daawo sawirrada Booqashada Madaxweynaha jabuuti

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo la hadlaya shacabkii ku dhaqnaa Badbaado
Somalia:Madaxweyne Geelle oo booqday Radio Muqdisho, Shacabkana la hadlay + DHAGEYSO/SAWIRRO
Somalia:Madaxweynaha DJibouti oo Maanta Booqday Muqdisho , Xerada Barkacayaasha(Badbaado) & Isbitaal Banadir
Laaska News August 16,2011
Codsi:Soomaali waa is aamini la’dahay waa inaad noqotaan kuwii ukala damaanad qaada! -By Darwiish.
Muqdisho,Somalia – Madaxweynaha dalka DJibouti Mudane Ismaaciil Cumar geele iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dagey gegida dayuuradaha magaalada Muqdisho ee Adan Cadde Airport.
Soomaaliya – Madaxweynaha Oo Socdaalo Ku Kala Bixiyay Dalalka DJibouti, Itoobiya Iyo Sudan + WAREYSI
Sawirro: Soo Dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya ee Jabuuti
DJibouti:Kulan looga hadlayay amaanka wadamada IGAD oo Jabuuti ka furmay
Laaska News July 18,2011
Kulan looga hadlayo amaanka iyo tahriibka sharci darada ah ee wadamada IGAD oo ay ka qeyb galayaan wadamada ku bahoobay IGAD iyo Midowga Afrika ayaa maanta kafurmay magaalada Jabuuti. Read more…





