Archive
Somalia’s President Appoints New Somali PM
Laaska News
Mogadishu, 6 Oct. -Somalia’s president Dr. Hassan Sheikh Mohamud appointed on Saturday “Dr. Abdi Farah-Garad Shirdon” (Dr.Sai’d) As the country’s Prime Minister, state radio reported.
.
Kismayo – Ciidamada Huwanka Ah Oo Lasheegay Inay Gudaha Ugaleen Oo Dhawr Gobood Kadageen
Laaska News 3 October 2012
Wararka laga helayo magaalada Kismayo ee magaala madaxda Gobolka J/Hoose ayaa kusoo warmaya in ciidamada huwanka ah ay maanta si xoog leh usoo galeen oo lagu arkay magaalada ayna dhawr meelood ka dageen magaaladaa,waxaana la sheegay in wali shacabka magaalada ay ka muuqato feejignaan iyo in wali uu yar yahay dhaqdhaqaaqu ayna dadka intooda badani ay guryahooda ku sugan yihiin. Read more…
Baladweyne – Qasaaraha Daadadka Iyo Fatahaadda Oo Korodhay Iyo Caalamkii Oo Dhagaha Furaystay
Laaska News 3 Oct. 2012
Qasaaraha ay gaysteen daadadka iyo fatahaadda ayaa la sheegay inay korodhay oo ay halkaas dad badani ku dhinteen sida laga soo xigtay waxgaradka iyo masuuliyiinta gobolkaa,waxayna dadkaasi dalbanayaan in gargaar lala soo gaaro,waxaana muuqata in laga gaabiyay oo caalamkuna dhagaha ka furaystay, Soomaalida waxaan ugu baaqaynaa inaysan caalamka sugin ee loo gurnadi dadkaa,inta aysan deegaanada aysan ka dilaacin xanuuno iyo wax yeelo hor leh. Read more…
Madaxweyne Somalia Oo Socdaalkii 2aad Ku Tagay Baladweyne
Laaska News 3 Oct.2012.
Mogadishu, Oct.2 (LNA)-Madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku tagay socdaalkiisii labaad magaalada Baledweyne ee magaala madaxda Gobolka Hiiraan ee sida ba’an daadadka iyo fatahaaddu ay u wax yeeleeyeen u waxyeeleeyeen dad iyo duunyaba. Read more…
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kasoo Laabtay Socdaalkii 1 aad
Laaska News 2 Oct.2012.
Mogadishu, Oct.1 (LNA)- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku soo laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kadib markii uu maanta socdaal ku tagay magaala madaxda Gobolka Bay ee Baydhabo. Read more…
Somali News – “Floods in Baladweyne” Roobab,Daad Iyo Wabiga Oo Ku Fatahay,Dhimasho,Codsi Gurmad Deg Deg Ah
Laaska News Sept. 29, 2012
Waxaa lagu soo waramayaa in roobab xoog leh oo ka da’ay magaalada baladweyne iyo nawaaxigiisa ay waxyeelo kasoo gaadhay dadkii, guryahoodii iyo hantidii ay haysteen intaba ,waxaana la sheegay in dadka qaarkood ay u baxeen dhulka joogga sare leh iyo buuralayda, waxaana lagu soo waramayaa in dad toboneeyo ah ay wax yeelo kasoo gaadhay oo ay halkaa ay ku geeriyoodeen. Read more…
War-Murtiyeedkii Shir-Yarihii Qaramada Midoobay Ee Somalia (Communiqué on Secretary-General’s Mini-Summit on Somalia)
Top News – War-murtiyeedkii laga soo saaray shir-yarihii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon uu ku qabtay xaruunta QM ee New York 26 kii September, loogana hadlay arrimaha Soomaaliya, waxaana ka qayb galay dawlado badan oo ay kamid yihiin 5 ta joogtada ah ee Golaha Amaanka, UN ka, Hay’ado iyo Ururo caalami ah iyo kuwa gobolka, waxaa shirkaa Somaaliya uga wakiil ahaa oo ka qayb qaatay PM Dr. Cabdiwali Maxamed Caligaas, sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Hassan Sheikh Mohamud ayaa shirkaa kaga qayb galay khadka maqal iyo muuqaalka ah ee teleconference -ga ah.
.
Maxaase kasoo baxay? kalmado aanan caalamka ku arag kuna maqal muddo labaatan sano ah!!!!!
“We reaffirmed our respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia and pledged our support to a peaceful, democratic, stable and prosperous Somalia. We recognized that Somalia had entered a new political era and committed to forge a new partnership for peace-building and state-building, which should be based on principles of national ownership, mutual accountability and transparency.”
UN Mini – Summit on Somalia – Statement by US Secretary of State, Clinton – UN VIDEO
UNITED NATIONS, New York – Statement by US Secretary of State H. R. Clinton at the mini -summit on Somalia, 26 Sept. 2012
UN SG’s Mini-Summit on Somalia in New York, President of Somalia attended by Video Teleconference from Mogadishu
UN News.
Related:
‘No time to lose’ to advance peace and democracy in Somalia – Ban
UNITED NATIONS, 26 September 2012 – Secretary-General Ban Ki-moon today praised Somalia for the progress in its democratic transition and called on the international community to continue supporting the East African nation, stressing that “there is no time to lose” as the country is still facing serious humanitarian and security challenges. Read more…
New York – Somali PM Iyo Ban Ki-Moon Oo Shir Gudoomiyay Kulankii Gaarka Ahaa Ee Looga Hadlay Somalia
Laaska News Sept. 28, 2012
New York – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Xooghaya Guud ee QM Baan Ki-Moon ayaa shir gudoominayey kulankii gaarka ahaa ee looga hadlayey Arimaha Soomaaliya waxaana shirkaas ka soo qayb galay Madaxweynaha Masar, Madaxweynaha Kenya, Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga, Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Xoghayaha Arimaha dibada ee Maraykanka, Wasiirka Arimaha Dibabada ee Turkiga, Maxaweyne ku xigeenka Ugandha,Xoghayaha Arimaha Siyaasada ee Midowga Yurub iyo Madax kale oo faro badan,waxaana kulankaas dhanka Stellate oo Muuqaal ah uga qayb galay madaxweynaha Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud. Read more…