Muqdisho .March 25 (Laaska News)-Wararka nagasoo gaaraya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynihii hore ee Dawladda KMG Soomaaliya Col. Read more…
Laaska News Oct. 8,2011
Lasanod -Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in Koox dabley hubaysan ah oo aan haybtooda la xaqiijin ay habeen hore toogosho ugu geysteen Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Read more…
Tags: Bahararsame, conflict, Death, dil, Muqdisho, News, PUNTLAND, SOMALIA, Somaliland, sool, ssc
Laaska News Oct. 6,2011
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

LONDON - Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramaya in Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle ay saaka aroortii ku geeriyootay Isbitaal ku yaal London.
AHUN Faadumo Qaasim ama “Faynuustii Fanka “ayaa ahayd Fanaanad caan ah oo aad looga yaqaanay Soomaaliya oo dhan, caanna ku ahayd heesaha Banaadiriga (ama Xamariga), kana Read more…
Laaska News June 12,2011

Wasaaradda arriaha gudaha iyo amniga qarabka ee xukuumadda FKMG ayaa sheegtay in muddo sadax maalmood ah calanka jamhuuriyadda hoos loo dhigayo islamarkaana ay fasax yihiin dhammaan shaqaalaha dowladda.
Read more…
Laaska News June 11,2011
Allaha u naxariistee Wasiirkii Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka oo ku geriyooday Qarax gelinkii danbe ee shalay lagula beegsaday gurigiisa ayaa maanta lagu aasay Qubuuraha Sheekh Suufi ee magaalada Muqdisho. Read more…
Laaska News June 10,2011
Somalia:Interior Minister of Somalia dead after attack
Muqdisho-Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdishakuur Sh.Xasan Faarax ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Banaadir sida uu warbaahinta Read more…
Laaska News May 18,2011
Munaasabad lagu soo gabogabeeynayey tacsi heer qaran ah oo loo sameeyey Alle ha u naxariistee Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Culumaa’udiin iyo Wax garad ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Read more…
Laaska News May 15,2011
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisha Aas Qaran loogu sameeyay Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo dhawaan ku geeriyooday dalka Kenya.
Meydka Imaam Maxamuud oo garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde laga soo dejiyay 12-kii Duhurnimo ee maanta, ayaa waxaa isla gudaha garoonka diyaaradaha Read more…
Laaska News May 13,2011
Somalia:Dowladda oo ka hadashay Geerida Immaam Maxamuud
Muqdisho -Kulan looga hadlaayay sidii aas ballaaran loogu sameyn lahaa Allaha u naxariistee Imaaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeeriyooday dalka Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kulankaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu magacaabay guddi u xilsaaran qabanqaabada aaska Allaha u naxariistee Imaam Read more…
Laaska News May 12,2011
Allaha u naxariistee waxaa galabta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ahaa Imaamka Beesha Muddulood.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddanka Kenya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay geerida Imaamka oo uu tilmaamay in isagoo xanuunsanaya caafimaad ahaan loo geeyay dalka Kenya. Read more…
Laaska News Tuesday, March 08,2011
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Alla ha unaxariistee Shiikh Cumar-faaruuq Xaaji Cabdi-suldaan Xaaji Maxamuud(Sh.Cumar-faaruuq) oo ahaa mufti Soomaaliyeed si weyna looga yaqaanay caalamka Read more…
Laaska News March 03,2011
San Jose (Laaska News) – Allah ha unaxariistee Axmed Jaamac Cabdulle Jengali ayaa saaka ku geeriyooday magaalada San Jose ee Gobolka California ee Wadanka Maraykanka. Read more…
Laaska News Feberuary 15,2011
Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun.
Waxaa na soo gaaray Geerida Alla ha u naxariistee Prof.Faarax Xuseen Gedle oo xalay ku geeriyooday magaalada Toronto ee wadanka Canada.
(AHUN) marxuum Prof.Faarax Xuseen Gadle Read more…
Tags: Buuhoodle, Cayn, Former Dean of College, kalabaydh, laascaanood, Lafoole, lasanod, Prof.Farah Hussein Gedle, Sanaag, SOCIETY, Somali National University, Somaliland, sool, Soomaaliya, ssc, tacsi, Xidhxidh
Laaska News December 31,2010.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
TACSI
Read more…
Laaska News December 16,2010.
Inaa Lillaahi Wa innaa Illeyhi Raajicuun.
(Lasanod,Somalia) Waxa 15/12/2010 Geeriyooday (AUN) Xaaji Afgaab,kuna geeriyooday Magaalada Laascaanood,ee Gobolka sool,iyadoo isla maalintaa lagu aasay magaalada.
Read more…
Laaska News.December 09,2010.
Bosaso-Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Caasimadda Ganacsiga ee Read more…
Laaska News (Muqdisho)
Mid ka mid ah Ehellada Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa saxaafadda u sharaxay taariikh nololeedka marxuiunka: Read more…
Laaska news (Muqdisho)

Waxaa Maanta aas heer Qaran ah oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiinta ugu sareeysa Dowladda loo sameeyay Allaha u naxariistee Dr. Maxamuud Cumar Faarax Indhobuur Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya kaas oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Read more…