Laaska News Apr.27, 2012
April 27 ( LN) – Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID,Somaliland iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku kulmay dalka Imaaraadka Carabta. Read more…
Laaska News Apr.20, 2012
Wadahadalka lagaga baaqay shirkii London inay yeeshaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland waa arrin aysan umadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan garan walina aysan helin cid si rasmi ah uga bixisa sharaxaad ay dadku ku qancaan,waxaase isweydiin leh labada war ee lakala haysto ee Hargeysa iyo Xamar kala yaal kee run ah? Read more…
Hargeysa April 19 (LN) — Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ka hadlay wadahadalada lagu waday inay yeeshaan xukuumadda KMG Somaaliya iyo Somalilandoo ayaa sheegay inaanay xukuumadda Somaliland aanay haqayb galayn wadahadalada haddii aan laga saarin waxyaalaha carqaladaynaya wadahadalada. Read more…
Laaska News Apr. 18, 2012
Apr.17 (LN) -Wasiirka Qorshaynta Puntland Da’uud Maxamed Cumar (Da’uud Bisinle) oo wareysi siiyay laanta sf-Soomaaliga ah ee idaacadda BBCda ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay Prof. Cali Khaliif Galeydh mar uu dhawaan idaacadda BBC da wareysi siiyay oo uu Read more…
Laaska News Apr. 16, 2012
Sida lawada ogsoon yahay waxa dhawaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland ay magacaabeen guddiyo uga qayb galaya wadahadalka lagu wado inay dhawaan yeeshaan,waxaana indhawayd lays weydiinayay waxa laga wada hadlayo,cidda leh inay wada hadlaan. Read more…
Laaska News Apr. 15, 2012
Hargeysa. Apr.14. (LN)-Madaxweynaha somaliland Mr. Axmed Silanyo oo hadal ka jeediyay shirka golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee Kulmiye uga furmay maanta oo bishu tahay 14 ka April qaybta shirarka ee Hotel Mansuur ayaa arrimaha uu ka hadlay waxaa kamid ahaa qorshaha xukuumadiisa ee ku aadan wadahadalka xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland lagu wado inay yeeshaan. Read more…
Laaska News Apr. 14, 2012 Warka TFG da.
(Muqdisho, April 14, 2012) Madaxwaynaha dowlada federaalka ku-meelgaarka ee Soomaaliya, mudane Shariif Shiekh Axmed, ayaa maanta ku dhawaaqay gudi ka kooban todobo xubnood oo horkici doona qorshaha wada-hadalka lala geli doono maamulka Read more…
Laaska News Apr. 14, 2012
Muqdisho, Apr.14,2012 (LN) – Wararka naga soo gaadhaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed uu maanta ku dhawaaqay guddi ka kooban todoba xubnood oo xukuumadda KMG Soomaaliya uga qayb gali doona wadahadalada lagu wado inay dhexmaraan TFG da iyo Somaliland. Read more…