Laaska News Apr. 18, 2012

Garowe – Apr.18.Wararka ka imanaya magaalada xarunta u ah Puntland ee Garowe ayaa ku waramaya in maanta lagu ansixiyay dastuur cusub oo uu yeelanayo Maamulka Puntland,kadib markii ergooyin laga soo xulay Read more…
Laaska News Apr. 18, 2012
Apr.17 (LN) -Wasiirka Qorshaynta Puntland Da’uud Maxamed Cumar (Da’uud Bisinle) oo wareysi siiyay laanta sf-Soomaaliga ah ee idaacadda BBCda ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay Prof. Cali Khaliif Galeydh mar uu dhawaan idaacadda BBC da wareysi siiyay oo uu Read more…
Laaska News Apr. 17, 2012
Waxaa lagu soo waramayaa in dayaarado dagaal oo aan haybtooda lagaranayn ay duqeyn ugeysteen habeenimadii xalay deegaanka Gumbax oo ka tirsan degmada Baargaal, Gobolka Bari. Read more…
Laaska News Apr. 16, 2012
Sida lawada ogsoon yahay waxa dhawaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland ay magacaabeen guddiyo uga qayb galaya wadahadalka lagu wado inay dhawaan yeeshaan,waxaana indhawayd lays weydiinayay waxa laga wada hadlayo,cidda leh inay wada hadlaan. Read more…
By:Maxamed Samatar Yuusuf Garabyare
Allah Ha unaxariistee wuxuu marxuum Bille Maxamuud Yuusuf garabyare dhashay 1952dii, wuxuuna ku dhashay magaalada Xaabbo ee Degmada Caluula.
Wuxuu booliska soomaaliya qortay 1975tii.
Waxa uu ka soo shaqeeyay gobolada soomaaliya intooda Read more…
Garowe -Wafdi uu hogaaminayo Ra’isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas ayaa socdaal ku tagay caasimadda Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed Puntland ee Garoowe,14/2/2012. Read more…
Laaska News Jan 28, 2012
Wararka laga helayo magaalada Baargaal ayaa kusoo waramaya in shalay galabtii waqti gaaban ay dabley hubaysani ku dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bile Maxamuud Yuusuf xilli uu sii galayay magaalada Baargaal meel aan ka fogayn togga Baargaal . Read more…
Tags: Baargaal, Caluula, Garowe, Muqdisho, News, political conflict, PUNTLAND, Raascaseyr State, Siwaaqroon, Soomaaliya, xildhibaan
Waxaa iskasoo daba dhacaya oo soo baxaya khilaaf siyaasadeed oo guun ah muddo dheerna jiray oo ka qarsoonaa da’ yarta una dhaxeeyey siyaasiyiinta kasoojeeda Sool,Sanaag iyo Cayn. Read more…
Tags: Buuhoodle, ceerigaabo, hargeysa, Khaatumo 2, laascaanood, Maamul Goboleed, Muqdisho, News, POLITICS, PUNTLAND, Sanag, Shirka Taleex, SOMALIA, Somaliland, sool, ssc, Taleex
Laaska news Dec. 31, 2011
Ra’isal wasaaraha iyo wafdigiisa oo kormeeray maxjarro ku yaal Boosaaso iyo Jaamacadda Bariga Afrika ee Magaaladaas,Dec.29.

Read more…
Laaska news Dec. 31, 2011
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas oo hogaaminaya wafdi ballaaran oo ka tirsan xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa socdaal ku tagay magaalada Dakedda ah ee kutaal xeebta badda cas ee Boosaaso , Gobolka Bari, halbawlahana u ah Maamulka Puntland 27/12/2011.

Read more…
Laaska news Dec. 20, 2011 Q.1aad.
Garowe – Halkaan Waxaa laydinkugu soo gudbiyay sawirro muujinaya sida magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Read more…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud ayaa magaacabey guddi baaritaan iyo qiimeyn khasaare ka sameeya dabkii ka kacey Bosasso 03 December,2011 iyo hantidii ku bas beeshey.
Waxana ay u qornayd warqadan sidan hoos ku xusan:
DAWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYA Read more…

Bosaso -Wararka ay warbaahintu ka helayso magaalada Boosaaso ayaa kusoo waramaya in saaka lagu dilay Dr.Axmed X. Cabdiraxmaan oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed aadna looga yaqaanay deegaanka,kana tirsanaa culumada Soomaaliyeed,macalinna ka ahaa jaamacadda Geeska Afrika.
Read more…
Laaska news Nov.19,2011

Puntland State of Somalia Read more…
Laaska News Oct. 30,2011
Agencies – Waxaa lagu soo waramaya in laba qof waqti dhaw lagu dilay magaalada Gaalkacyo.
Labada qof midkood ayaa la sheegay in uu Agaasime kuxigeen ka ahaa hay’adda Cilmi baarista PDRS ee Puntland laguna magacaabo Cabdulqaadir yaasiin Xasan.
VOA.
Read more…
Laaska News Oct. 28,2011 Warka TFG da
Gudiga Wadatashiga Nabad Gelyada Soomaaliya Oo Shaley Shirkoodii Seddexaad Muqdsiho Uga Furmay – SAWIRRO

Muqdisho – Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka lagu soo gebo gebeeyey gelinkii dambe ee maanta kulan looga hadlayey Ammaanka dalka oo ay lahaayeen Gudiga Iskaashiga Ammaanka Soomaaliya. Read more…
Laaska News Oct. 27,2011
Kenya incursion: Somali President changes tune
Somalia reiterates opposition to Kenya incursion
Somalia’s Puntland region backs Kenyan incursion Read more…
Laaska News Sept. 22,2011 Warka TFG da
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay goordhow ku dhaawaceen Wariye ka mid ah wariyeyaasha ka howlgalla idaacadaha kuyaala magaaladaasi. Read more…
Laaska News Sept. 20,2011 Warka TFG da

Read more…
Tags: dil, Gaalkacyo, Garoowe, Koodhaa, law and crime, Mudug, PUNTLAND, SOCIETY, SOMALIA, xaafadda Israac, xildhibaan
Laaska News Sept. 18,2011
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u tagay deegaanada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland dhamaystirka dadaalada Nabadda Read more…